HomeWararGanacsatadda Soomaalida iyo Shisheeyaha ku nool Koonfur Afrika oo dhigay dibadbaxyo ay...

Ganacsatadda Soomaalida iyo Shisheeyaha ku nool Koonfur Afrika oo dhigay dibadbaxyo ay kaga cabanayaan Boobka iyo Isir-nacaybka lagu hayo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Koox Shisheeye oo lagu qiyaasay afar kun oo qof ayaa shalay galab dibadbaxyo ka dhigay Bartamaha magaalladda Darban ee dalka Koonfurta Afrika, iyagoo ka cabanaya dilalka, boobka iyo isir-nacaybka lagu hayo Ganacsatadda Shisheeyaha ee ka xoogsada dalkaasi. Dibadbaxayaasha oo ay qaarkood wateen maqarro ayaa waxay Taayaro ku gubeen Waddada Mahatma Gandhi Road ee magaalladda Darban, […]

- Advertisement -

Koox Shisheeye oo lagu qiyaasay afar kun oo qof ayaa shalay galab dibadbaxyo ka dhigay Bartamaha magaalladda Darban ee dalka Koonfurta Afrika, iyagoo ka cabanaya dilalka, boobka iyo isir-nacaybka lagu hayo Ganacsatadda Shisheeyaha ee ka xoogsada dalkaasi.

Dibadbaxayaasha oo ay qaarkood wateen maqarro ayaa waxay Taayaro ku gubeen Waddada Mahatma Gandhi Road ee magaalladda Darban, iyago oku dhawaaqayey erayo ay kaga cabanayaan tacadiyada lagu hayo.

- Advertisement -

Boliska ayaa la sheegay inay Dibadbaxayaasha kala cayriyeen, iyagoo u adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa iyo biyo.

Dhinaca kale, Ganacsatadda shisheeyaha ayaa lagu wadaa inay maalintii berrito oo Khamiis ah dhigaan Dibadbaxyo oo ay kaga cabanayaan boobka lagu hayo goobahooda ganacsiga.

Madaxweynaha dalka Koonfurta Afrika, Jakob Zuma ayaa amar ku bixiyey in wax laga qabto boobkaasi, lana soo celiyo Amarka.

- Advertisement -

Ugu yaraan shan qof oo Ganacsato shisheeye ah ayaa maalmihii la soo dhaafay lagu dilay magaalladda Darban, iyadoo Labo Ganacsato Somali ah la dhigay Isbitaalladda, kadib, markii lagu gubay goobaha ganacsigooda.

Latest stories