HomeWararUganda oo lagu qabtay Muwaadin Somali lala xiriirinayo weerar ka dhaca Jamaacad...

Uganda oo lagu qabtay Muwaadin Somali lala xiriirinayo weerar ka dhaca Jamaacad ku taalla Bariga dalkaasi

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Afhayeenka Boliska Uganda, Fred Enanga ayaa sheegay inay fashiliyeen isku-dau weerar oo lala maaganaa Jaamacadda Busitema University oo ku taalla Galbeedka dalkaasi.

Afhayeenka oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Nairobi ayaa sheegay inay xireen Nin asalkiisu Somali yahay, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu qorsheynayey weerarkaasi.

Telefishinka NTV ee dalka Uganda ayaa baahiyey inuu Afhayeenka sheegay in Muwaadinka Soomaali oo magaciisa lagu soo koobay Cabdikariim uu lacag badan u ballanqaaday Arday ka mid ah Jaamacadda Busitema University, si uu u fuliyo weerar lagu dilayo Ardayda Jamaacaddaas, waa sida uu Afhayeenka Boliska Uganda hadalka u dhigay.

Waxa uu intaasi ku daray inay weli jiraan cabsida dhinaca weeraradda ay  Alshabaab qorsheynayaan inay ka fuliyaan gudaha Uganda.

Dowladda  Uganda ayaa bilowgii bishan sheegtay inay Xarakadda Alshabaab qorsheynayaan weero ay ka geystaan Xarumaha Waxbarashadda ee ku yaalla Wadadda halbowlaha (Haaywaga) ee u dhexeeya Kampala iyo Degmadda Jinja.

Ammaanka Guud ee dalka Uganda ayaa la adkeeyey, tan iyo markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishan April 2-dii weeraro ka geysteen Jamaacadda Garissa, laguna dilay ku-dhawaad 150-qof oo u badnaa Ardayda Jamaacadda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories