HomeWararDegdeg - Guddiga Farsamadda Goboladda Dhexe oo Caqabado ay Soo Wajaheen

Degdeg – Guddiga Farsamadda Goboladda Dhexe oo Caqabado ay Soo Wajaheen

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Guddiga Farsamadda Maamul Usameeynta Goboladda Dhexe oo Caqabaddo Cusub soo Wajeheen.

Isniin, 13 Abril 2015 Muqdisho – Guddiga Farsamadda ayaa axadii u amba baxay degmadda Cadaado ee Gobalka Galgaduud iyagoo watta balan qaadyo badan ooy kamid yihiin;

1) In sahaydii laga daba keeni doono
2) In amnigooda amisom sugi doonto
3) In macluumaadkii lagu howl geli lahaa diyaar yahay

Balse markii aay goobta shirka tageen waxeey lakulmeen soo dhaweeyn quman iyo sawir kaduwan kii lagu hawl geli lahaa.

Wasiir arrinaha gudaha oo gadaashood tagay Cadaado wax badana laga sugayay wuxuu kuwar galiyay guddiga in uusan waxba uwadin, taas oo abuurtay caqabad hor leh.

Sida aan kasoo xiganay xubin katirsan Guddiga Farsamadda wuxuu noo sheegay in sida waxku socdaan aayla mid tahay “Hal booli ahi nirig xalaal ah madhasho”.

Guddiga Farsamadda Maamul Usameeynta Goboladda Dhexe waxaay shaqeeynayaan muddo kaban sideed bilood ilaa iyo hadana wax xuquuq ah kama aaysan helin cidna.

Amniga qaaybta Gudigga ee joogta Cadaado ciidamadda AMISOM kama masuul aha taas oo abuurtay in uusan guddigu hawshiisa uqaban karin si kamadax banaani iyo cadaalad ku huffan.

Musharixiinta ayaa badankood ayaguna ka cabanaya in afduub hoose uu socdo kaas oo maamulka madaxweeyne Xassan Shiikh uula rabo in Cabdikariin oo katirsan ururkiisa Damujadiid kusoo boxo madaxweeynaha Goboladda Dhexe.

Haddii aan si toos ah loo raacin jadwalka maamul sameeynta goboladda dhexe uqoran “road map” oo laga tilaabsaddo in xildhibaano wax doortaan, qilaaf weeyn iyo colaad ayaa imaan doonta muddo dheer socota “Xubin katirsan Guddiga Farsamadda”.

Macluumaadkii guddigu ku howl geli lahaayeen weli lama keenin Cadaado taasna waxaa usii dheer jiif xumo iyo madax banaani la’aan.

Waxaa lagu wadaa in Madaxweeyne Xassan Shiik uu tagi doono Cadaado Arbacadda isagoo furi doona shirka, balse waxaa isweeydiin leh maxaa laga furayaa shir hadiiba aaysan wax diyaar ahi jirin, guddiga xuquuqdiisina aanla siinin iyo AMISOM aaysan amniga gacanta kuheeynin? Macneheedu waa Dowladda Xassan Shiikh iyo Odawaa haka yeelaan Guddiga Farsamadda sideey rabaan ayuu yiri xubin katirsan guddiga farsamadda.

Sida muuqata Guddiga Farsamaddu waa af duuban yahay mana sameeyn karo cadaalad iyo sinaan hadaan si degdeg ah loogu fasixin loona siin arrimihii loo idmaday ayuu yiri mudane xubin ka ah guddiga farsamadda.

Warm Regards,

Junaid I. Egale | PR – ICT Consultant |  SO: +252698543543 | KE: +254707620620 | UK: +447980620620 | Skype: junaidiegale |  Twitter: @junaidegale

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories