HomeWararDowladda Kenya oo ku gacan-sayrtay Baaqii Alshabaab ee ahaa inay ciiddankooda kala...

Dowladda Kenya oo ku gacan-sayrtay Baaqii Alshabaab ee ahaa inay ciiddankooda kala baxaan Somalia

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Rutto ayaa mar kale shaaciyey inaysan Ciiddankooda ka saari doonin Somalia, isla markaana ay u midoobi doonin La-dagaalanka Alshabaab. Isagoo ka hadlayey Degmadda Kakamega ee Galbeedka Kenya ayaa ku dooday inaysan Alshabaab u sheegi karin inay Ciiddankooda kala baxaan Kenya. “Waxay inoo sheegayaan inaan Ciiddankeenna la baxno, si ay u awoodaan inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Rutto ayaa mar kale shaaciyey inaysan Ciiddankooda ka saari doonin Somalia, isla markaana ay u midoobi doonin La-dagaalanka Alshabaab.

Isagoo ka hadlayey Degmadda Kakamega ee Galbeedka Kenya ayaa ku dooday inaysan Alshabaab u sheegi karin inay Ciiddankooda kala baxaan Kenya.

- Advertisement -

“Waxay inoo sheegayaan inaan Ciiddankeenna la baxno, si ay u awoodaan inay ku qabsadaan qeybo ka mid ah Kenya” ayuu yiri Rutto, oo intaasi ku daray inaysan Alshabaab u oggolaan odonin inay hal taako ka qabsadaan dhulka Kenya.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay isticmaali doonaa hub kastas si loo sugo ammaanka guud ee dadka Kenyaatiga.

Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, William Rutto oo ah Musharaxa Doorashadda Madaxtinimadda Kenya ka dhici doonta sannadka 2020-ka, ayaa ugu baaqay dadka Kenya inay u midoobaan La-dagaalanka waxa loogu yereo Argagixisadda iyo sugidda ammaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts