HomeWararMunaasabadda Maalinta Aas Aaska Ciidanka Xooga Dalka oo Maanta Dhaceysa

Munaasabadda Maalinta Aas Aaska Ciidanka Xooga Dalka oo Maanta Dhaceysa

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Munaasabadda Maalinta Aas Aaska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo Maanta u dabaal degaya Sanad guuradooda 55 aad ayaa Maanta lagu wadaa iney ka dhacdo Goboladda Dalka Soomaaliya iyo Dibadda Dalka. Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya ayaa laaas aasay 12kii bishii April Sanadka marka uu ahaa 1960kii. Ammaanka Magaaladda Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay oo ay Madaxda […]

- Advertisement -

Munaasabadda Maalinta Aas Aaska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo Maanta u dabaal degaya Sanad guuradooda 55 aad ayaa Maanta lagu wadaa iney ka dhacdo Goboladda Dalka Soomaaliya iyo Dibadda Dalka.

Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya ayaa laaas aasay 12kii bishii April Sanadka marka uu ahaa 1960kii.

- Advertisement -

Ammaanka Magaaladda Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay oo ay Madaxda Dalka uga qeybgali doonan Munaasabadasi.

Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xooga Dalka Munaasabadan oo lagu xusayo 55 Sanno guradii ka soo wareegatay waqtigii la aas aasay.

Latest stories