HomeWararKenya oo waqti cayiman u qabatay in Qaxootiga Soomaalida laga daad gureeyo

Kenya oo waqti cayiman u qabatay in Qaxootiga Soomaalida laga daad gureeyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Madaxwqeyne ku-xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay inay muddo saddex bilood u qabteen Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, si ay u daad-gureeyaan boqolaalka kun ee Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Xeradda Dhadhab.

Hadalkiisa ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Siyaasiyiinta Dowladda Kenya ku eedeeyeen Qaxootiga Soomaalida inay kaalin ka qaateen weerarkii ay Alshabaab dhawaan ka geysteen Jaamacadda Garissa.

Hay’adda UNHCR, ayaa cambaareeysay hadalkaasi, waxayna sheegtay inaysan Qaxootiga wax lug ku lahayn falalka Alshabaab ka geystaan gudaha dalka Kenya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories