HomeWararDeg Deg: Shirka Maamul Usameynta Gobolada Dhexe oo dib u dhac ku...

Deg Deg: Shirka Maamul Usameynta Gobolada Dhexe oo dib u dhac ku yimid

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Shirka Maamul Usameynta Gobolada Dhexe oo lagu waday in Maanta oo Sabti ah uu ka furmo magaalada Cadaado ayaa la shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid.

Qaar kamida Ergada Ka Qeybgaleesa Shirka Gobolada Dhexe ayaa Sheegay in dib u dhaca Shirkaasi uu ku yimid Cilad Farsamo Awgeed.

Hadalkan Ayaa Imaanaya Iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya  Uu Dhawaan Ku Dhawaaqay in 11-ka bishan Shirka Gobolada Dhexe lagu qaban doono Degmadda Cadaado.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories