HomeWararRa'iisul Cumar Cabdirashiid oo Gaaray Magaaladda Garoowe

Ra’iisul Cumar Cabdirashiid oo Gaaray Magaaladda Garoowe

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Wafdi uu Hogaaminayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa Maanta gaaray Magaaladda Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland.

Ammaanka Magaaladda ayaa aad loo adkeeyay Waxana halkasi la geeyay Ciidamo dheeri ah ooo sugayay Amniga.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha oo ay ku jiran Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa la kulmay Madaxweyne Gaas iyagga oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaaskii Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxman Farole oo shalay Wiil ay dhashay uu ku dilay Garoowe.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories