HomeWararDowladda Britain oo difaacay go’aankii ay kaga digtay in socdaal lagu tago...

Dowladda Britain oo difaacay go’aankii ay kaga digtay in socdaal lagu tago Kenya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xafiiska Arrimaha Dibedda ee dalka Britain ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey sababihii ay u kordhiyeen digniinta ku aadan in aan socdaal lagu tegin Kenya, oo ay ka dhaceen weeraro wax u dhimay ammaanka. “Waa Waajib na saarean sidii aan u badbaadin lahayn Muwaadiniinta Britishka meel kasta oo ay joogaan” ayaa lagu yiri hadalka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xafiiska Arrimaha Dibedda ee dalka Britain ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey sababihii ay u kordhiyeen digniinta ku aadan in aan socdaal lagu tegin Kenya, oo ay ka dhaceen weeraro wax u dhimay ammaanka.

“Waa Waajib na saarean sidii aan u badbaadin lahayn Muwaadiniinta Britishka meel kasta oo ay joogaan” ayaa lagu yiri hadalka ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibeda ee dalka Britain.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa lagu xusay inay heleen warar dhinaca Sirdoonka, taasi oo keentay inay dadka Britishka inay Beesha Caalamka  uga digeen khatarta laga filan karo Kenya.

Hadalkan ayaa soo baxay, kadib, markii ay haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Amino Mohamed ku difaacday Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo sheegay inay ku xun yihiin sababaha ay Britain uga digeen safarradda lagu tago Kenya.

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts