HomeWararRa'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Tacsi U Diray Qoyska Cabdiraxman Farole

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Tacsi U Diray Qoyska Cabdiraxman Farole

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Tacsi u diray Qoyska Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole oo Maanta Xaaskiisa uu Garowe ku dilay Wiil ay iyadda Dhashay. Allaha u naxariistee Amina Abib ayaa u geeriyootay Dhawaac ka soo gaaray Rasaas Bastoolad ah oo uu ku furay Wiilkeeda Cumar […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Tacsi u diray Qoyska Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole oo Maanta Xaaskiisa uu Garowe ku dilay Wiil ay iyadda Dhashay.

Allaha u naxariistee Amina Abib ayaa u geeriyootay Dhawaac ka soo gaaray Rasaas Bastoolad ah oo uu ku furay Wiilkeeda Cumar Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole.

- Advertisement -

Madaxweyanha Puntland ayaa Galabta ka qeybgalay Aas loogu Sameeyay Marwo Amina Abib Magaaladda Garowe.

Latest stories