HomeWararDowladda Kenya oo Xanibtay Akoonadda 13 Xawaalad iyo 86 Shaqsi

Dowladda Kenya oo Xanibtay Akoonadda 13 Xawaalad iyo 86 Shaqsi

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Joseph nkaissery ayaa Xalay ku dhawaaqay in La Xeray oo la hakiyay Akoonadda Xawaaladaha Soomaalida iyo Shaqsiyaad looga Shakiyay iney Maalgeliyaan Xarakadda Al Shabab. Kenya ayaa xanibtay Akoonadda 13 Xawaladood oo ay ku jiraan kuwo caan ka ah Dalka Soomaaliya iyo Akoonadda 86 Shaqsi oo dhamaantood looga shakisan yahay iney […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Joseph nkaissery ayaa Xalay ku dhawaaqay in La Xeray oo la hakiyay Akoonadda Xawaaladaha Soomaalida iyo Shaqsiyaad looga Shakiyay iney Maalgeliyaan Xarakadda Al Shabab.

Kenya ayaa xanibtay Akoonadda 13 Xawaladood oo ay ku jiraan kuwo caan ka ah Dalka Soomaaliya iyo Akoonadda 86 Shaqsi oo dhamaantood looga shakisan yahay iney Dhinaca Maaliyadda ka taageeran Ururka Al Shabab.

- Advertisement -

Dowladda Kenya ma aysan shaacin Magacyadda Xawaaladdaha iyo Shaqsiyaadka ay uga shakisan tahay iney Xiriir la leeyihiin Xarakadda Al Shabab Ee Soomaaliya.

Go’ankan ayaa yimid Toddobaad kadib Markii Al Shabab ay sheegteen Weerar Culus oo lagu dilay 148 qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts