HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh Iyo Danjire Neil Wigan oo ka hadlay xaalada qaxootiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Danjire Neil Wigan oo ka hadlay xaalada qaxootiga soomaaliyeed ee dalka Yeman

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan.

Madaxweyne Xasan iyo Danjire Neil Wigan ayaa ka wada hadlay Arimaha Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen Kuwaas oo dhibaato Xoogan ku qaba dagaalada Ka Socda Wadankaasi.

- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa danjiraha u sharaxay qaabka dowladda ay ugu diyaar garowday dib usoo celinta qaxootiga soomaaliyeed ee ku dhibaatoonaya Yeman.

Waxaa laga codsaday dowladda Britain in ay gacan weyn ka geesato sidii dadkaasi ay Gargaar deg deg ah u heli lahaayeen marka dalka dib loogu soo celiyo.

Dagaalada ka sii soconaya dalka Yemen ayaa waxaa ay dhibaato xoogan u geesteen qaxootigii faraha badnaa ee ku noolaa wadanka Yemen kuwaas oo ka tagay dalka Markii ay bur burtay dowladii dhexe 1992-dii.

Latest stories