HomeWararNin u dhashay Tanzania oo lala xiriirinayo Weerarkii Alshabaab oo lagu qabtay...

Nin u dhashay Tanzania oo lala xiriirinayo Weerarkii Alshabaab oo lagu qabtay Jaamacadda Garissa

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Mawenda Najooko ayaa u sheegay  Wakaalladda Wararka ee AFP in baaritaan lagu hayo shan qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug leeyihiin weerarkii Alshabaab ee Jamaacadda Garissa ee lagu dilay 148-qof. Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in saddex Eedeysane oo Xiriiriye ka ahaa Hawlgalkaasi lagu qabtay […]

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Mawenda Najooko ayaa u sheegay  Wakaalladda Wararka ee AFP in baaritaan lagu hayo shan qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug leeyihiin weerarkii Alshabaab ee Jamaacadda Garissa ee lagu dilay 148-qof.

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in saddex Eedeysane oo Xiriiriye ka ahaa Hawlgalkaasi lagu qabtay xilli ay doonayeen inay ka gudbaan xuduudka Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa kaloo uu intaasi ku daray in labo kalena lagu qabtay iyagoo ku dhuumaalaysanayo gudaha Jaamacadda Garissa.

Afhayeenka ma uusan shaacin magacyadda raga lagu qabtay xuduudka, balse waxa uu xusay in labada Eedeysane ee lagu qabtay gudaha Jamaacadda Garissa in ay kala yihiin Nin u dhashay dalka Tanzania oo lagu magacaabo Rashiid Charles Mberesero iyo Nin ka mid ah Ilaaladda Ammaanka ee Jamaacadda oo lagu magacaabo  Cusmaan Ali Dagane.

Latest stories