HomeWararFBI-da Maraykanka oo ku biirtay baaritaanka weerarkii Alshabaab ee Jamaacadda Garisa

FBI-da Maraykanka oo ku biirtay baaritaanka weerarkii Alshabaab ee Jamaacadda Garisa

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ilo ku sugan magaalladda Garissa ee W/bari ee Kenya ayaa sheegay inay Khubaro ka socota Hay’adda Dembi-baariska Federalka Maraykanka ee FBI-da soo gaareen Jamaacadda Garissa, si ay u qiimeeyaan qaabkii uu u dhacay weerarkaasi oo lagu dilay 148-qof. Wakaalaldda Wararka ee AFP ayaa sheegtay in ay gaadiidka Safaaradda Maraykanka la arkayey iyagoo gudaha u galaya […]

- Advertisement -

Ilo ku sugan magaalladda Garissa ee W/bari ee Kenya ayaa sheegay inay Khubaro ka socota Hay’adda Dembi-baariska Federalka Maraykanka ee FBI-da soo gaareen Jamaacadda Garissa, si ay u qiimeeyaan qaabkii uu u dhacay weerarkaasi oo lagu dilay 148-qof.

Wakaalaldda Wararka ee AFP ayaa sheegtay in ay gaadiidka Safaaradda Maraykanka la arkayey iyagoo gudaha u galaya Dhismaha Jaamacadda Garissa.

- Advertisement -

Baarayaasha FBI-da ayaa la filayaa inay gacan ka geystaan baaritaanka maydadka iyo ogaanshaha Hiddo-sidaha (DNA)-da ee dagaalyahanandda Alshabaab ee ku geeriyooday Hawlgalkii Jamaacada Garissa.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Mawenda Najooko ayaa sheegay inay we;li socdaan baaritaanadda.

Baarayaasha FBI-da Maraykanka waxay horey Boliska Kenya bacan uga siiyeen baaritaanka weerarkii ay Alshabaab ka geysteen Westgate bishii September ee sanna dkii 2013-kii.

- Advertisement -

 

Latest stories