HomeWararDhageyso:Xeer ilaaliyaha Qaranka"sharciga dalka waxa uu qabtaa dadka danta yar"

Dhageyso:Xeer ilaaliyaha Qaranka”sharciga dalka waxa uu qabtaa dadka danta yar”

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in sharciga dalka uu qabto kaliya dadka danta yar.

Waxaa uu xusay hadii gacanta lagu soo dhigo xubno sar sare durba ay fariimo ka imaanayaan Madaxda Dowladda.

Dhanka kale waxaa uu Axmed Cali Daahir uu ku nuux-nuuxsadey in dadka danta yar markii lasoo qabto eheladooda laga celiyo Afaafka hore ee Xafiiska uu isaga ku sugan yahay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories