HomeWararDeg Deg:Al Shabab oo Weeraray Xarun Ciidmadda Puntland ay Ku leeyihiin Boosaaso

Deg Deg:Al Shabab oo Weeraray Xarun Ciidmadda Puntland ay Ku leeyihiin Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Dagaalamayaal ka tirsan Xaraakadda Al Shabab ayaa Caawa Weeraray Xarun Ciidamadda Booliska Puntland ay ku leeyihiin Boosaaso.

Weerarka waxa la xaqiijiyay iney ku dhaawacmeen Laba Askari oo ka tirsanaa kuwa Puntland.

Sido kale Waxa jira Warar sheegaya inuu dhaawacmay Gudoomiyaha Degmadda Aramo Ee Gobolka Bari.

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories