HomeWararDaladda Haweenka Horumarinta Soomaaliyeed oo Cambaareeyay Xariga Wariye Kalgacal

Daladda Haweenka Horumarinta Soomaaliyeed oo Cambaareeyay Xariga Wariye Kalgacal

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dalada Haweenka Hurumarinta  Suxufiyiinta Soomaaliyeed (WOMDU  ) ayaa si kulul u cambaaraayay xariga weriye Cabdifatax Xasan Kalgacal oo subaxnimadii Talaadada, 31 March 2015 ay ciidamada Booliska gurigiisa ooku yaala deg madiina ka soo kaxeysteen, iyadoo loo gudbiyay Xarunta dembi baarista oo maalintii 4aad uu ku xiran yahay, iyadoo laamaha amniga weli aanay ka hadal arrinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalada Haweenka Hurumarinta  Suxufiyiinta Soomaaliyeed (WOMDU  ) ayaa si kulul u cambaaraayay xariga weriye Cabdifatax Xasan Kalgacal oo subaxnimadii Talaadada, 31 March 2015 ay ciidamada Booliska gurigiisa ooku yaala deg madiina ka soo kaxeysteen, iyadoo loo gudbiyay Xarunta dembi baarista oo maalintii 4aad uu ku xiran yahay, iyadoo laamaha amniga weli aanay ka hadal arrinta weriyaha iyo sababaha loo soo xiray intaba, Weriye Kalgacal waxa uu ahaa weriyaha Baarlamaanka uga soo warama Idaacadda Goobjoog, isla markaana ah weriyaha keli ah ee isagoo “indho la’aan ah” xirfadda warbaahinta ugu shaqeeya si waafaqsan Anshaxa Saxaafada.

“Weriye Kalgacal waxa uu xabsiga ku jiraa maalintii Afaraad iyadoo sabab uu xiran yahayna aanu boolisku caddeynin,” Gud ku xigeenka (WOMDU ) Malyuun sheikh Xayder ayaa  intaa  ku dartay, “Weriye Kalgacal waa weriye ku dhiiraday in isagooI indho la’aan ah uu Shacabka ugu shaqeeyo mihnaddan Saxafinimo oo aad u adag, waan ognahay Boolisku shaqo aad u adag in ay Shacabka Soomaaliyeed u hayaan, balse xarrigga weriye Kalgacal oo ah weriye naafo ah oo lixaadkiisa dhiman yahay in la xiro.

- Advertisement -

Dalada Haweenka Hurumarinta  Suxufiyiinta Soomaaliyeed (WOMDU  ) ayaa ku baaqay mar labaad Dowladda Federalka ah in si deg deg ah loo sii daayo weriye Cabdifatax Xasan Kalgacal

Dalada Haweenka Hurumarinta  Suxufiyiinta Soomaaliyeed (WOMDU  ) ayaa si kulul u cambaaraayay xariga  Axmed Siciid Maxamedweriyaha  oo ahaa weriyaha Tv-ga KALSAN oo uga soo hadli jiray oo asagana Arbacadii la soo dhaafay,  lagu xiray Ber bera ,iyadoo Dalada Haweenka Hurumarinta  Suxufiyiinta Soomaaliyeed (WOMDU  ) ku baaqay in si shuruud la’aan wariyayaasha ku kala xiran Muqdisho iyo Berbera.

Malyun Shiekh Hiader Deputy Chair Womdu

- Advertisement -

 

                                                  

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts