HomeWararAskari Maraykan ah oo ugu hanjabay Wiil Soomaali ah inuu...

Askari Maraykan ah oo ugu hanjabay Wiil Soomaali ah inuu toogan doono

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Waaxda Boliska magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay baarayaan Muuqaal Video ah oo muujinaya Askari ugu hanjaba Wiil Somali-Maraykan ah inuu lugta ka toogan doono. Dhacdadaasi oo bishii hore dnacday ayaa lagu qaaday Kameeradda Mobaylka,  iyadoo Muuqaalkaasi la soo dhigay Warbaahinta Bulshadda. Sawirka wejiga Askariga ayaa la sheegay inaan si fican looma arkayo, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Boliska magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay baarayaan Muuqaal Video ah oo muujinaya Askari ugu hanjaba Wiil Somali-Maraykan ah inuu lugta ka toogan doono.

Dhacdadaasi oo bishii hore dnacday ayaa lagu qaaday Kameeradda Mobaylka,  iyadoo Muuqaalkaasi la soo dhigay Warbaahinta Bulshadda.

- Advertisement -

Sawirka wejiga Askariga ayaa la sheegay inaan si fican looma arkayo, balse waxa uu codkiisa laga maqlay Askarigaasi oo wiilka Somali-Maraykanka ugu hanjabayo haddii uu cararo inuu lugta ka toganayo.

Afhayeenka Boliska  lladda Minneapolis,  John Elder ayaa sheegay inay baarayaan kiiskaasi oo khatar leh, wuxuuse ka gaabsaday inuu xilligan ka hadlo.

Dhinaca kale, Golaha Xiriirka ee Muslimiinta Maraykanka ayaa ugu baaqay Waaxda Arrimaha Caddaaladda Maraykanka in la furo baaritaan madax-banaan, lna ciqaabo Askari u hanjiabay wiilka Somali-Maraykanka ah

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts