HomeWararObama iyo Uhuru Kenyaata oo ka wada hadlay Dagaalka ka dhanka ah...

Obama iyo Uhuru Kenyaata oo ka wada hadlay Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka, ayaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Barack Obama khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa Kanya, Uhuru Kenyatta. Labada Hoggaamiye waxay ka wada hadleen weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab ka geysteen Jaamacadda Garisa, wuxuuna Madaxweyne Obama tilmaamay inay Maraykanka iyo Kenya iska kaashanayaan Hawlgalka ka dhanka ah Alshabaab. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka, ayaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Barack Obama khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa Kanya, Uhuru Kenyatta.

Labada Hoggaamiye waxay ka wada hadleen weerarkii ay Dagaalamayaasha Alshabaab ka geysteen Jaamacadda Garisa, wuxuuna Madaxweyne Obama tilmaamay inay Maraykanka iyo Kenya iska kaashanayaan Hawlgalka ka dhanka ah Alshabaab.

- Advertisement -

“Waxaan la garab istaagaynaa Dowladda iyo dadka Kenya dagaalladda Argagixisadda iyo sidii la isugu keeni lahaa Bulshadda” ayuu yiri Madaxweyne Obama, inkastoo uusan soo hadal-qaadin inay Maraykanka duqeyn doonaan Alshabaab.

Madaxweyne Obama waxa uu dadka Kenya u xaqiijiyey inay Dowladda Maraykanka  saaxiib iyo Isbahayso dhow la yihiin Kenya, wuxuuna hoosta ka xariiqay inuusan waxba iska bedelin Jadwalka Safarka ee uu bisha July ku imaan doono Kenya.

Dhinaca kale, Xoghayaha Warfaafinta ee Aqalka Cad ee Maraykanka, ayaa Khamiistii la soo dhaafay sheegay inay Kenya taageeri doonaan sidii tallaabo looga qaadi lahaa Alshabaab.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts