HomeWararHaweeney Maraykan Ah oo ku biiri lahayd Daacish oo la qabtay

Haweeney Maraykan Ah oo ku biiri lahayd Daacish oo la qabtay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Keona Thomas oo 30-jir ayaa la qabtay, xilli ay doonaysay inay u ambabaxdo dalka Syria. Hadal ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Maraykanka ayaa la shegay in Haweeneydaasi lagu xiray gobalka Filadelfiya. Haweenydaasi oo lagu naanayso Fatayaat Al-khilafah ayaa lagu soo ogay inay doonaysay inay ka mid noqotay Dagaalyahannadda Daacish, isla markaana […]

- Advertisement -

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Keona Thomas oo 30-jir ayaa la qabtay, xilli ay doonaysay inay u ambabaxdo dalka Syria.

Hadal ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Maraykanka ayaa la shegay in Haweeneydaasi lagu xiray gobalka Filadelfiya.

- Advertisement -

Haweenydaasi oo lagu naanayso Fatayaat Al-khilafah ayaa lagu soo ogay inay doonaysay inay ka mid noqotay Dagaalyahannadda Daacish, isla markaana ay ku taageeri lahayd qalab.

Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay inay Haweeneydaasi khadka isgaarsiinta kula xiriirtay Dagaalyahan ka tirsan Daacish oo ku sugan dalja Syra, kaasi oo ku booriyey inay ku soo biirto Daacish, si ay u shahiido.

 

Latest stories