HomeWararDowladda Uganda oo Heegan Galisay Laamaha Amniga Dalkasi

Dowladda Uganda oo Heegan Galisay Laamaha Amniga Dalkasi

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Uganda ayaa Heegan Buuxa galisay Laamaha Amniga Dalkeeda kadib Weerarkii Al Shabab ay ku qaadeen Khamiistii Jaamacadda Garissa. General Kale Kayihura oo kamid ah Saraakiisha Amniga Dalka Kenya ayaa shalay u sheegay Saxaafadda in Uganda ay heshay xog sheegeysa in Al Shabab ay maleegayaan Weeraro ay la eegtaan Goobaha Waxbarashadda ee ku yaalla inta […]

- Advertisement -

Dowladda Uganda ayaa Heegan Buuxa galisay Laamaha Amniga Dalkeeda kadib Weerarkii Al Shabab ay ku qaadeen Khamiistii Jaamacadda Garissa.

General Kale Kayihura oo kamid ah Saraakiisha Amniga Dalka Kenya ayaa shalay u sheegay Saxaafadda in Uganda ay heshay xog sheegeysa in Al Shabab ay maleegayaan Weeraro ay la eegtaan Goobaha Waxbarashadda ee ku yaalla inta u dhaxeysa Caasimadda Kampala iyo Jinja.

- Advertisement -

Hadalkan ayaa yimid kadib Weerarkii Al Shabab ay ku dileen 147 ruux oo ku sugnaa Jaamacadda Garissa Ee Waqooy-Bari Dalka Kenya.

 

 

Latest stories