HomeWararDeg Deg:Dibad Bax Ka Dhan Weerarkii Al Shabab Ee Garissa oo Ka...

Deg Deg:Dibad Bax Ka Dhan Weerarkii Al Shabab Ee Garissa oo Ka Bilawday Nairobi

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Dibad baxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Weerarkii Al Shabab Ay ku qaadeen Jaamacadda Garissa.

Dibad baxayaal Badan ayaa imminka isugu soo baxay Wadooyinka Waaweyn Ee Magaaladda nairobi,kuwaas oo ku qeylinaya Ereyo ka dhan Xarakadda Al Shabab.

Wariyeyaal Madax Banan oo ku sugan Nairobi ayaa u xaqiijiyay Radio Dalsan iney Dibad baxyada ka socdaan Magaaladda oo dhan.

Waxa ka soo kordha iyo Masuuliyiinta ka hadla halkasi isla halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories