HomeWararAl Shabab oo Ku Hanjabtay Weeraro Kale oo Ay Kenya Ka Fuliso

Al Shabab oo Ku Hanjabtay Weeraro Kale oo Ay Kenya Ka Fuliso

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

War Saxafadeed ka soo Baxay Xarakadda Al Shabab oo ka kooban Laba Bog ayaa looga hadlay Weerarkii Khamiistii ay ku qaadeen Jaamacada Garissa Ee Waqooy-Bari Dalka Kenya. Warkasi waxa lagu sheegay in Xarakadda ay Weli Weeraro kale ka fulineyso Dalka Kenya oo ay Ciidamo kaga sugan Yihiin Dalka Soomaaliya. Afar Dagaalame oo ka tirsanaa Al […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Saxafadeed ka soo Baxay Xarakadda Al Shabab oo ka kooban Laba Bog ayaa looga hadlay Weerarkii Khamiistii ay ku qaadeen Jaamacada Garissa Ee Waqooy-Bari Dalka Kenya.

Warkasi waxa lagu sheegay in Xarakadda ay Weli Weeraro kale ka fulineyso Dalka Kenya oo ay Ciidamo kaga sugan Yihiin Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Afar Dagaalame oo ka tirsanaa Al Shabab ayaa Khamiistii ku dilay Magaaladda Garissa dad gaaraya 147 ruux oo arday u badnaa.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts