HomeWararWarka Duhur ee Radio Dalsan 03-04-2015 ok

Warka Duhur ee Radio Dalsan 03-04-2015 ok

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

Halmbalyo Aqriste Sanadguurada Maalintii 2aad ee Radio Dalsan   Halkaan Ka Dhageyso: Warka Duhur ee Radio Dalsan 03-04-2015 By Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Iyo Fartuun Cabdi Cali Iyo Farsamadii Hassan Alasow Borre

- Advertisement -

Halmbalyo Aqriste Sanadguurada Maalintii 2aad ee Radio Dalsan

 

- Advertisement -

Halkaan Ka Dhageyso: Warka Duhur ee Radio Dalsan 03-04-2015 By Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Iyo Fartuun Cabdi Cali Iyo Farsamadii Hassan Alasow Borre

Latest stories