HomeWararDowladda Kenya oo soo Bandhigtay Magacyada iyo Sawiradda Dadkii Weeraray Jaamacadda Garissa

Dowladda Kenya oo soo Bandhigtay Magacyada iyo Sawiradda Dadkii Weeraray Jaamacadda Garissa

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Dowladda Kenya ayaa Maanta shaacisay Magacyada iyo Sawiradda Dadkii ka dambeeyay Weerarkii lagu qaaday Xarunta Jaamacadda Garissa. Waa kuwan Magacyada Raggasi :Muumin Abdalla Muumin, Suleiman Mohamed Awadh, Abdifatah Abubakar Abdi aka Musa Muhajirm, Abdalla Salim Marumu, Mohamed Abubakar Mohamed and Mahir Khalid Rizik. Weerarkii Garissa waxa ku dhintay Dad gaaraya 147 qof.

- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa Maanta shaacisay Magacyada iyo Sawiradda Dadkii ka dambeeyay Weerarkii lagu qaaday Xarunta Jaamacadda Garissa.

Waa kuwan Magacyada Raggasi :Muumin Abdalla Muumin, Suleiman Mohamed Awadh, Abdifatah Abubakar Abdi aka Musa Muhajirm, Abdalla Salim Marumu, Mohamed Abubakar Mohamed and Mahir Khalid Rizik.

- Advertisement -

Weerarkii Garissa waxa ku dhintay Dad gaaraya 147 qof.

Latest stories