HomeWararSoomaaliya oo Safiiro Cusub Magacaabatay+Magacyadooda

Soomaaliya oo Safiiro Cusub Magacaabatay+Magacyadooda

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magacaabatay Danjireyaal Badan oo u badali doona Safiiro imminka Laga qaaday Xilalkii ay Dowladda u haayeen. Danjireyaasha La magacaabay waxa kamid ahaa Danjire Jamal Xasan oo loo Magacaabay Dalka Kenya isaga oo xilka kala Wareegi doona Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko,Danjire Daahir Geelle waxa loo Magacaabay danjiraha Soomaaliya u fadhin doona […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magacaabatay Danjireyaal Badan oo u badali doona Safiiro imminka Laga qaaday Xilalkii ay Dowladda u haayeen.

Danjireyaasha La magacaabay waxa kamid ahaa Danjire Jamal Xasan oo loo Magacaabay Dalka Kenya isaga oo xilka kala Wareegi doona Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko,Danjire Daahir Geelle waxa loo Magacaabay danjiraha Soomaaliya u fadhin doona Sacuudi Carabiya,Danjire Faadumo Makhtuumi waxa Loo Magacaabay Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Dalka Ciraaq,Jamaal Barrow waxa laga dhigay Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Koonfur Afrika halka Faadumo Isaaniya loo Magacaabay Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Mareekanka waxana hore Xilkasi u haayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Latest stories