HomeWararMareekanka oo Cambaareeyay Weerarka Al Shabaab ay ku Qaadeen Jaamacadda Gaarisa

Mareekanka oo Cambaareeyay Weerarka Al Shabaab ay ku Qaadeen Jaamacadda Gaarisa

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

War kasoo Baxay Safaarada Mareekanka ee Dalka kenya ayaa Waxaa lagu Cambaareeyay Weerarka Al Shabaab ay ku Qaadeen Jaamacadda Gaarisa ee Dalka Kenya. Dowladda Mareekanka ayaa Dhamaan Waxaa ay tacsi u direen Qoyska ay dadka uga dhinteen Dhismaha Jaamacadda. Dagaalyahanada oo weli ku sugan dhiismaha Jaamacadda ayaa sii daayay dadka Muslimiinta halka kuwa aan Muslimka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War kasoo Baxay Safaarada Mareekanka ee Dalka kenya ayaa Waxaa lagu Cambaareeyay Weerarka Al Shabaab ay ku Qaadeen Jaamacadda Gaarisa ee Dalka Kenya.

Dowladda Mareekanka ayaa Dhamaan Waxaa ay tacsi u direen Qoyska ay dadka uga dhinteen Dhismaha Jaamacadda.

- Advertisement -

Dagaalyahanada oo weli ku sugan dhiismaha Jaamacadda ayaa sii daayay dadka Muslimiinta halka kuwa aan Muslimka ahayn Weli la haysto.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts