HomeWararFaahfaahin: Ugu Yaraan 5 ruux oo Ku Geeriyootay Weerarka Garissa

Faahfaahin: Ugu Yaraan 5 ruux oo Ku Geeriyootay Weerarka Garissa

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ugu yaraan 5 ruux oo ay ku jiraan Labo Ilaalo ayaa ku dhimatay Weerar Al Shabab Weli ay ku heystan Dhismaha Jaamacad ku taalla Garissa. Waxa sido kale ku dhaawacmay 4 ruux oo laba kamid ah ay ahaayeen Ciidamadda Booliska Kenya. Rasaas Xoogan iyo Qaraxyo xoogan ayaa Weli ka socota Xarunta Jaamacadda Ciidamo Militiri ah […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 5 ruux oo ay ku jiraan Labo Ilaalo ayaa ku dhimatay Weerar Al Shabab Weli ay ku heystan Dhismaha Jaamacad ku taalla Garissa.

Waxa sido kale ku dhaawacmay 4 ruux oo laba kamid ah ay ahaayeen Ciidamadda Booliska Kenya.

- Advertisement -

Rasaas Xoogan iyo Qaraxyo xoogan ayaa Weli ka socota Xarunta Jaamacadda Ciidamo Militiri ah ayaana loo daabulay Halka Weerarka uu qabsaday.

Latest stories