HomeWararDeg Deg:Dagaalamayaal Ka Tirsan Al Shabab oo Weerar Jaamacadda Garissa

Deg Deg:Dagaalamayaal Ka Tirsan Al Shabab oo Weerar Jaamacadda Garissa

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Dagaalamayaal Hubeysan oo loo Maleynayo iney ka tirsan yihiin Xarakadda Al Shabab ayaa Weeraray kula Wareegay Kuliyadda Jaamacadda Garissa College University Ee Magaaladda Garissa. Waxa jira Warar sheegaya iney dhinteen Dad badan oo ay ku jiraan Arday iyo Macalimiin balse weli cidna ma xaqiijin karto. Ciidamadda Booliska Garissa ayaa gaaray Goobta welina Rasaas xoogan ayaa […]

- Advertisement -

Dagaalamayaal Hubeysan oo loo Maleynayo iney ka tirsan yihiin Xarakadda Al Shabab ayaa Weeraray kula Wareegay Kuliyadda Jaamacadda Garissa College University Ee Magaaladda Garissa.

Waxa jira Warar sheegaya iney dhinteen Dad badan oo ay ku jiraan Arday iyo Macalimiin balse weli cidna ma xaqiijin karto.

- Advertisement -

Ciidamadda Booliska Garissa ayaa gaaray Goobta welina Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa Dhismaha Jaamacadda.

Latest stories