HomeWararWariye C/Fataax Kalgacal oo Weli Ku Jira Xabsiga CID

Wariye C/Fataax Kalgacal oo Weli Ku Jira Xabsiga CID

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wariye C/Fataax Xasan Axmed Kalgacal ayaa Weli u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya Kadib markii Shalay ay Xireen Askar ka tirsan Ciidmadda Dowladda. Idaacadda Wariyaha uu u shaqeeyo Ee Goob Joog FM ayaa sheegtay in Wariyaha laga ka xeystay Gurigiisa loona waday Xarunta Dambi baarista ee CID. Ciidamadda Dowladda Ee Xarunta CID ayaa  u diiday Madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wariye C/Fataax Xasan Axmed Kalgacal ayaa Weli u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya Kadib markii Shalay ay Xireen Askar ka tirsan Ciidmadda Dowladda.

Idaacadda Wariyaha uu u shaqeeyo Ee Goob Joog FM ayaa sheegtay in Wariyaha laga ka xeystay Gurigiisa loona waday Xarunta Dambi baarista ee CID.

- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Ee Xarunta CID ayaa  u diiday Madaxda iyo Shaqaalaha Goob Joog FM iney booqdan Wariyaha Sida lagu daabacay Bogga Radio Goob Joog.

Ururadda Saxaafadda Weli si rasmi ah ma aysan uga hadlin Arintan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts