HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo U Hambalyeeyay Maxamadu Buhari

Madaxweyne Xasan Sheekh oo U Hambalyeeyay Maxamadu Buhari

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu Buhari. Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha la doortay ayaa ugu hambalyeeyay guusha uu ka soo hooyay doorashada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa kale oo uu u hambalyeeyay shacabka Nigeria oo uu sheegay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu Buhari.

Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha la doortay ayaa ugu hambalyeeyay guusha uu ka soo hooyay doorashada.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa kale oo uu u hambalyeeyay shacabka Nigeria oo uu sheegay in ay Soomaaliya wadaagaan waxyaabo badan.

Madaxweynaha wuxuu rajeeyay in Soomaaliya iyo Nigeria ay yeeshaan iskaashi u dan ah labada dal.

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa uu ka mid noqday hoggaamiyayaasha ugu horreeyay ee u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Nigeria.

Latest stories