HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Markale Booqanaya Dhuusamareeb

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Markale Booqanaya Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa inuu markale Booqdo Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa la kulmi doona Ergooyinka Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe oo ay ka wada hadli doonan Muranka ka taagan halka lagu qaban Doono Shirkasi. Madaxweynaha iyo Xubno badan oo ku aragti ah ayaa hore shaaciyay in […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa inuu markale Booqdo Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud.

Madaxweynaha ayaa la kulmi doona Ergooyinka Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe oo ay ka wada hadli doonan Muranka ka taagan halka lagu qaban Doono Shirkasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo Xubno badan oo ku aragti ah ayaa hore shaaciyay in Shirka lagu qaban doono Magaaladda Cadaado halka Ergooyin kalena ay sheegeen in lagu qaban doono Shirkasi Magaaladda Dhuusamareeb.

Latest stories