HomeWararGarsoore Ku Howlaneyd Kiis Al Shabab La Xiriira oo Lagu Dilay Kampala

Garsoore Ku Howlaneyd Kiis Al Shabab La Xiriira oo Lagu Dilay Kampala

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Dabley hubeysan ayaa waxay xalay bartamaha caasimadda dalka Uganada ee Kampala ku toogteen Haweeney lagu magacaabo Jo’aan Kagazi, taasi oo gacanta ku haysay dacwad lagu soo oogay tobaneeyo qof oo lala xiriirinayo Alshabaab.

Afhayeenka Boliska Uganda, Patrik Onyango ayaa shegay in ay labo nin oo wadatay mooto ay toogteen Jo’aan Kagazi, xilli ay gaari ku wadatay bartamaha Kampala, kuna sii jeeday hoygeeda.

Afhayeenka waxa uu tilmaamay inay ku raad-joogaan dadkii ka dambeeyey dilkeeda, oo ku soo beegmay dhowr maalmood kadib, markii laga digay weerato ka dhaca Kampala.

Jo’an Kagazi ayaa ahayd Madaxa Dacwad=oogayaasha kiis loo haysto tobaneeyo qof oo lala xiriirinayo Alshabaab, lana sheegay inay ku lug lahaayeen qaraxyadii sanadkii 2010-kii ka dhacay Kampala, laguna dilay ugu yaraan 79-qof.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories