HomeWararQaxooti Yemen Ka Yimid oo Soo Gaaray Soomaaliya

Qaxooti Yemen Ka Yimid oo Soo Gaaray Soomaaliya

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Qaxooti badan oo ka soo barakacay Colaadda Dalka Yemen ayaa soo Gaaray Waqooyga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaaladda Berbera Ee Maamulka Somaliland.

Tiradda Qaxootigan waxa lagu sheegay 32 ruux oo ka yimid Magaaladda Ticis Ee Dalka Yemen sida laga soo xigtay Hey’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramadda Midoobay Ee UNHCR.

Wax ka badan 12 saacadood ayay ku jireen qaxootigasi Badda si ay u soo gaaraan Magaaladda Berbera Ee Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories