HomeWararSaraakiisha Ammanka Uganda oo Ku Baaqay in Dadka Aysan Ka Walwalin Al...

Saraakiisha Ammanka Uganda oo Ku Baaqay in Dadka Aysan Ka Walwalin Al Shabab

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Taliyaha Guud ee Boliska Uganda, Jeneral Kaale Kayihura ayaa baaqaasi jeediyey, kadib, markii ay soo baxeen warar sheegayo inay weeraro ku soo fool leeyihiin Kampala.

“Ha cabsanina, bannaanka u baxa, yaan la argagixin” ayuu yiri Jeneralka oo intassi ku daray inay Argagixisadda mar kasta ku hanjabaan weeraro.

Waxa kale oo uu xusay inay hoos u dhigeen digniintii Arbacaddii hore lagu sheegay inay Kampala ka dhici doonaan weeraro.

Safaaradaha Maraykanka iyo Britian ku leeyihiin Caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa horey uga digay weerar cusub oo lala beegsado Danaha Reer Galbeedka ee Uganda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories