HomeWararXukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay soo saareyso sharci ka dhan ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay soo saareyso sharci ka dhan ah Shabaab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiirka Difaaca Soomaaliya C/qaadir Sh Cali diini iyo Xubno kale oo ka tirsan Soomaaliya ayaa Maanta Waxaa ay Gaareen Hotelka Maka Almukarama ee Magaaladda Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Ayaa Waxaa uu Sheegay in Ciidamada Amaanka ay ku guuleesteen in ay soo badbaadiyaan dadkii ku sugnaa Hotelka. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiirka Difaaca Soomaaliya C/qaadir Sh Cali diini iyo Xubno kale oo ka tirsan Soomaaliya ayaa Maanta Waxaa ay Gaareen Hotelka Maka Almukarama ee Magaaladda Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta Ayaa Waxaa uu Sheegay in Ciidamada Amaanka ay ku guuleesteen in ay soo badbaadiyaan dadkii ku sugnaa Hotelka.

- Advertisement -

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Xusay in Weerarkii Shabaab ay ku Qaadeen Hotelka Makka Almukarama ay ku geeriyoodeen 13 qof oo 4 kamida ay ahaayeen Ciidamo ka tirsan Dowladda.

Dhanka Kale Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in dhawaan dowladda ay Sharci Kasoo Saari Doonaan Hubka Sharci daradda ah ee Magaalada lagu dhex Wato iyo Kooxaha Ka dagaalama soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts