HomeWararJarmalka oo Ugu Yaboohay IGAD lacag Lagu Taageerayo Soomaaliya

Jarmalka oo Ugu Yaboohay IGAD lacag Lagu Taageerayo Soomaaliya

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Hay’adda Dowladda Jarmalka ugu qaabilsan Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta (The German Economic Cooperation and Development) ayaa shaacisay inay Urur-gobaleedka IGAD ugu deeqeen 13 million oo Euro, si wax looga qabto Abaaraha ka taagan Goballadda ku teedsan Xuduudaha ay wadaagaan dalalka Somalia, Kenya iyo Ethiopia.

Agaasimaha Hay’adda Jarmalka ee Iskaashiga Dhaqaalaha iy Horumarinta ugu qaabilsan Bariga Afrika, Dr. Ralaf Matiyaas ayaa Yaboohaasi shalay kaga dhawaaqay Xarunta Dhexe ee Urur-gobaleedka IGAD ku leeyihiin Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

Dhinaca kale, hadal ka soo baxay Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlaha Samafalka ee OCHA ayaa lagu sheegay inay gargaar degdeg ah u baahan yihiin in  ka badan 20-million oo qof oo ku macluulsan  dalalka Geeska Afrika.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories