HomeWararDhageyso: RW Soomaaliya oo sheegay in la dilay dhamaan ragii weeraray Hotelka...

Dhageyso: RW Soomaaliya oo sheegay in la dilay dhamaan ragii weeraray Hotelka Maka Al Mukarama

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke oo Maanta Saxaafada Kula hadlay Xafiiskiisa ayaa Waxaa uu faahfaahin Ka bixiyay weerarkii Galinkii Dambe ee Shalay lagu Qaaday Hotelka Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Sheegay in Hotelka Ay Soo Weerareen shan Dagaalame oo ka tirsan Al Shabaab islamarkaana Dhamaantood la toogtay waa sida uu hadalka u dhigay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Waxaa uu intaasi raaciyay in dhawaan lasoo bandhigi doono magacyada raga weerarka geestay.

Shirka Jaraa’id ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa waxaa uu imaanayaa xilli dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories