HomeWararDeg Deg:Qaraxyo iyo Rasaas Xoogan oo Lagu Weeraray Hotelka Maka Al Mukarama

Deg Deg:Qaraxyo iyo Rasaas Xoogan oo Lagu Weeraray Hotelka Maka Al Mukarama

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Qaraxyo Xoogan Ayaa Goor dhaw lagu Weeraray Hotel caan ah oo ku yaala Magaaladda Muqdisho,halkas oo ay ku sugnayeen Xildhibaano,Siyaasiyiin iyo dad kale oo u badan Qurba joogta Soomaalida.

Rag Hubeysan oo ku soo labistay Dareeska Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa Hareereyay Hotelka Maka Al Mukarama oo aan ka fogeyn Madaxtooyadda Soomaaliya.

Qaraxyadda oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa kadib waxa bilawday Israsaaseen Xoogan.

Ugu yaraan Seddex Qof ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen Weerarka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories