HomeWararSafaaradda Mareekanka Ee Dalka Uganda oo Ka Digtay Weeraro Ka Yimaadda Al...

Safaaradda Mareekanka Ee Dalka Uganda oo Ka Digtay Weeraro Ka Yimaadda Al Shabab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Warbixin Cusub oo ay Xalay Siideysay Safaaradda Dalka Mareekanka uu ku leeyahay Magaaladda Kampala ayaa sheegeysa iney jirto khatar weyn oo la xiriirta Dhinaca Ammaanka suurtogalna ay tahay Weeraro argagixisanimo in lala eegto Muwaadininta Mareekanka. Safaaradda waxa ay uga digtay Dhamaan Dadka ka soo jeeda Ameerika iney tagaan Goobaha ay isugu yimaadan Dadka Reer Galbeedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin Cusub oo ay Xalay Siideysay Safaaradda Dalka Mareekanka uu ku leeyahay Magaaladda Kampala ayaa sheegeysa iney jirto khatar weyn oo la xiriirta Dhinaca Ammaanka suurtogalna ay tahay Weeraro argagixisanimo in lala eegto Muwaadininta Mareekanka.

Safaaradda waxa ay uga digtay Dhamaan Dadka ka soo jeeda Ameerika iney tagaan Goobaha ay isugu yimaadan Dadka Reer Galbeedka Ee ku sugan Caasimadda Kampala.

- Advertisement -

Warbixinta Safaaradda waxa lagu sheegay in la helay Xog muujineysa in Weerarka laga Cabsi qabo uu si dhaqsi leh uga dhici karo Dalka Uganda.

Waxa ay joojisay Safaaradda Munaasabadaha aan muhiimka ahayn ee dhici lahaa Dhowrka Cisho ee Soo socda oo hore loo jadwaleeyay.

Dhamaan Muwaadiniinta Ameerikankan ee Jooga ama Gala Hoteelada ayaa kordhin doona ka warqabka Ammaankooda waqtiyadda ay galayaan ama ay ka baxayaan Hoteeladda sida Warbixintasi lagu shaaciyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts