HomeCiyaarahaGabdhaha Horseed oo qaaday labo koob + Sawirro

Gabdhaha Horseed oo qaaday labo koob + Sawirro

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Gabdhaha kubadda kolayga Horseed iyo Heegan ayaa galabta ku kulmay  kulanki sedexeed ee koobka kubadda kolayga Jen.Daa’uud   isla markaana  ay ku koolamayeen koobka Maaliinta Qaaxada Aduunka. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa u soo daawasho tagay Wasiirka ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Cusmaan Aadan Dhuuboow,  masuuliyiin ka socotay Gos,  Madxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gabdhaha kubadda kolayga Horseed iyo Heegan ayaa galabta ku kulmay  kulanki sedexeed ee koobka kubadda kolayga Jen.Daa’uud   isla markaana  ay ku koolamayeen koobka Maaliinta Qaaxada Aduunka.

Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxaa u soo daawasho tagay Wasiirka ku xigeenka wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga Cusmaan Aadan Dhuuboow,  masuuliyiin ka socotay Gos,  Madxa Degmada Cabdi Casiis iyo dadwanye badan oo soo buux dhaafshay garoonka Wiish.

- Advertisement -

Labada koox Horseed iyo Heegan oo ah labada koox oo koobkan ku dagaalamay ayaa horay u kulmay 2 kulan waxaana labadaas kulan guul gaartay kooxda Horseed, waxayna sidaa ku xaqiijisay ku guulaysiga koobka Jen.Daa’uud, kulankan ayaa aha kulanki 3-aad, waxaana labaa koox ku dagalamayeen ku guulaysiga koobka Munaasabada  Maalinta Qaaxada Caalamiga (World TB Day ) oo ay soo qaban qaabisay ( National  Tb Program)

Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan waxaana ciyaarta ku soo gebagebowday  37-29  oo ay guusha ku raacday Gabdhaha Horseed, dhanka kale waxaa garoonak Wiish ka dhacay tartanka Three Pointiga oo  oo ay ku loolameen 4 ciyaaryahan oo labada koox ah waxaana ku guulaystay Biyaano Yuusuf Ciise oo kooxda Heegan u ciyaaraysay.

Gebagebadii waxaa halkaas ka  hadlay  Kaaliyaha Xogahayaha XSKK  Cabdi Cabdulle Baasaale waxuuna sheegay in ujeedka uu xiriirka u qabtay koobkan  ay tahay in uu dib loo  soo nooleeyo gabdha kubadda kolayga sanadana ay ka qayb galeen laba koox oo kaliya basle ay rajeynayaan  sanadka dambe  in kooxu ay kabadan doonaan , waxuuna u mahad celiyay labada koox oo soo bandhigay ciyaar asluub ku salaysan.

- Advertisement -

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda dhalinyarda iyo isboortiga Cusmaan Aaadan Dhuuboow oo  goobta ka hadlay ayaa sheegay in tartankan furitaankiisa iyo xeritaankisaba uu xaadir ahaa uuna ku qancay ciyaaraha wanaagsan ay soo bandhigeen gabdhaha da’da yar ee labada koox u cayaarayay wasaaraduna aysan ciyaaraha u soo daawasho tagi doonnin basle ay kaalin mugleh ka qaadan doontoi horumarinta kubadda kolayga .

Daawo Sawiradda :-

doontoi horumarinta kubadda kolayga .

DSC07703 DSC07706 DSC07712 DSC07716 IMG_0001 IMG_0003 IMG_0009 IMG_0015 IMG_0022 IMG_0052 IMG_0059 IMG_0063 IMG_9775 IMG_9785 IMG_9794 IMG_9797 IMG_9818 IMG_9823 IMG_9824 IMG_9834 IMG_9838 IMG_9840 IMG_9843 IMG_9844IMG_9845 IMG_9855 IMG_9872

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts