HomeWararCiidamadda Dowladda oo Tagay Goobo ay Faarujisay AMISOM

Ciidamadda Dowladda oo Tagay Goobo ay Faarujisay AMISOM

Date:

Related stories

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Tagay Degmadda Owdheegle Ee Gobolka Shabeeladda Hoose iyo Deegaano hoos yimaada. Ciidamadda AMISOM ayaa isaga baxay Laba Cisho Ka hor Owdheegle iyo deegaano hoos yimaada iyadda oo aysan jirin Faahfaahin badan oo arintasi la xiriirta. Ciidamadda Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa Dagaal xoogan kula jira Xarakadda Al Shabab.

- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Tagay Degmadda Owdheegle Ee Gobolka Shabeeladda Hoose iyo Deegaano hoos yimaada.

Ciidamadda AMISOM ayaa isaga baxay Laba Cisho Ka hor Owdheegle iyo deegaano hoos yimaada iyadda oo aysan jirin Faahfaahin badan oo arintasi la xiriirta.

- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa Dagaal xoogan kula jira Xarakadda Al Shabab.

Latest stories