HomeCiyaarahaArsenal oo isku diyaarineysa £12m ku soo iibsato ...

Arsenal oo isku diyaarineysa £12m ku soo iibsato Chris Smalling’

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Arsenal  ayaa liiska ciyaariyahanada ay la soo waregeyso ku darsatay xidiga kooxda for Manchester United  Chris Smalling  kaas oo ay qorsheyneyso in ku soo iibsato qiimo dhan £12m  xagaagan suuqa marka uu furmo suuqa kala iibsiga . Tababaraha Gunners Arsene Wenger ayaa soo cusbooneysiisay xiisaha uu u qabo  daafac dhexe Red Devils –ka oo kooxdiisa […]

- Advertisement -

Arsenal  ayaa liiska ciyaariyahanada ay la soo waregeyso ku darsatay xidiga kooxda for Manchester United  Chris Smalling  kaas oo ay qorsheyneyso in ku soo iibsato qiimo dhan £12m  xagaagan suuqa marka uu furmo suuqa kala iibsiga .

Tababaraha Gunners Arsene Wenger ayaa soo cusbooneysiisay xiisaha uu u qabo  daafac dhexe Red Devils –ka oo kooxdiisa ay u soo bandhigtay  heshiis cusub oo ku cusbooniisiinayo waqtiga uu ku sugnaanayo kooxdiisa sida ay qortay The Telegraph.

- Advertisement -

Smalling ayaa 12 bilood ay uga harsan tahay qandaraaskiisa haatan, halka tababaraha United Louis van Gaal ayaa lagu soo waramayaa dooneyo in uu ceshto  daafaca dhexe  ee reer England  xagaaga.

Wiilkii hore ee kooxda  Fulham  ayaa qeyb ka ah xidigaha laga diri doona  Old Trafford  hadii macalin Van Gaal  uu ku guuleysto dooniistiisa ku aadan  Mats Hummels  -ka  Borussia Dortmund.

 

- Advertisement -

Arsenal  ayaa xiiseyneysay saxiixa  Smalling’s  xagaagii  2010 intii uu san  United –ka kaga soo biirin  Fulham  kaas oo ugu soo biiray heshiis dhan  £10m .

Latest stories