HomeWararMaqaayad ku taala Kenya oo loo xiray weerarada al shabaab darteed (Sawirro)

Maqaayad ku taala Kenya oo loo xiray weerarada al shabaab darteed (Sawirro)

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Maqaayad ku taala dalka Kenya, oo uu leeyahay milkiile shiinees ah ayaa waxaa laga mamnuucay wixii ka danbeeya 5:00 pm in ay ka caweeyaan ama wax laga iibiyo dadka madoowga ah ee qaarad Africa.

Milkiilaha oo wax laga weydiiyay sababta uu u diiday ayaa waxaa uu sheegay I dhoor jeer la weeraray waqtiga dambe, sidaas darteedana uusan kala garaney dadka soo galay waqtigaasi in ay yihiin Dagaalyahada Al Shabab iyo inkale.

- Advertisement -

Waxaa loo ogolyahay oo kaliiya wixii ka dambeeya shanta galabnimo dadka cadaanka ah, waxaana ka carooday boliiska dalka Kenya kadibna waxaa ay xireen milkiilaha maqaayada, oo lagu magacaabo Zhao Yang.

Dowladda Kenya ayaa waxaa ay milkiilaha maqaayada ay ku eedeysay in uu si sharci daro ah uu dalka Kenya uga furtay maqaayad, ayna dastuurka la tiigsan doonaan.

llll2 llllllllllllllllllllllllllllllllllll

- Advertisement -

Latest stories