HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Ballaaran uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ee Bartamaha Dalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada. Ujeedka Socdaalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay kaqeyb galka Shirka Maamul u sameenta Goboladda dhexe oo halkaasi Berri lagu wado in uu ka furmo. Wafdiga Madaxweynaha ayaa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Ballaaran uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ee Bartamaha Dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada.

- Advertisement -

Ujeedka Socdaalka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay kaqeyb galka Shirka Maamul u sameenta Goboladda dhexe oo halkaasi Berri lagu wado in uu ka furmo.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa la tilmaamayaa in halkaas ay caawa ku sugnaan doonaan.

Amaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa Aad loo Adkeeyay.

- Advertisement -

 

Latest stories