HomeWararCiidamadda Dowladda iyo Kuwa Amisom oo Howlgalo Ka Wada Muqdisho

Ciidamadda Dowladda iyo Kuwa Amisom oo Howlgalo Ka Wada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa  Maanta Howlgalo Balaaran Ka Sameeyay qaar kamid ah Degmooyinka Muqdisho. Degmooyinka Howlgalka laga sameeyay waxa kamid ah Degmadda Hodan Ee Muqdisho. Dad badan ayay qab qabteen Ciidamadda,kuwaas oo baaritaano ay ku socdaan. Ma Cadda Sababta Rasmiga Ee Ka Dambeysa Howlgalkan lkn Dowladda ayaa Mar Waliba ku sheegta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa  Maanta Howlgalo Balaaran Ka Sameeyay qaar kamid ah Degmooyinka Muqdisho.

Degmooyinka Howlgalka laga sameeyay waxa kamid ah Degmadda Hodan Ee Muqdisho.

- Advertisement -

Dad badan ayay qab qabteen Ciidamadda,kuwaas oo baaritaano ay ku socdaan.

Ma Cadda Sababta Rasmiga Ee Ka Dambeysa Howlgalkan lkn Dowladda ayaa Mar Waliba ku sheegta Howlgalo Amni xaqiijin ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts