HomeWararMaxkamad ku taalla Jesiiradda Malta oo xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed

Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta oo xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Abdullahi Mohamed Addow oo ka mid ah Soomaalida Qaxootinimadda ugu nool Jeziiradda Malta ayaa lagu xukumay xabsi 40-bilood ah, kadib, markii lagu helay inuu Xaggaagii hore dhac u geystay Nin u dhashay dalka Romania. Warbaahinta Malta ayaa shaaciyey in Eedeysanaha oo 33-jir ah lagu helay inuu dhacay nin hurdayey, kana qaatay lacag dhan €40, Mobayl […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abdullahi Mohamed Addow oo ka mid ah Soomaalida Qaxootinimadda ugu nool Jeziiradda Malta ayaa lagu xukumay xabsi 40-bilood ah, kadib, markii lagu helay inuu Xaggaagii hore dhac u geystay Nin u dhashay dalka Romania.

Warbaahinta Malta ayaa shaaciyey in Eedeysanaha oo 33-jir ah lagu helay inuu dhacay nin hurdayey, kana qaatay lacag dhan €40, Mobayl iyo Kaararka Lacagta ee Credit Cards.

- Advertisement -

Qoraal ay Boliska u soo gudbiyeen Garsoorka Maxkamadda ayaa lagu xusay in Eedeysane Abdullahi Mohamed Addow iyo saddex kale ay dhac nooca jeeb-siibka u geysteen nin u dhashay dalka Romania oo lagu magacaabo Bogdan-Marius Caimaru.

Dhinaca kale, Maxkamadda ayaa sheegtay in Eedeysanahaasi horey dhowr jeer loogu soo oogay falal la xiriira Xatooyo uu u geystay qaar ka mid ah Muhaajiriinta shisheeyaha ee ku sugan Malta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts