HomeWararGudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Ku Wajahan Dhuusamareeb

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Ku Wajahan Dhuusamareeb

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Maxamed Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta ku wajahan Magaaladda Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galguduud.

Ammaanka Magaaladda ayaa aad loo adkeeyay sida uu ku soo Waramayo wariyaha Radio dalsan Ee Magaaladasi Isxaaq Xersi Maalin.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa kulamo halkasi kula qaadan doona sida Wararka ay sheegayaan Dhamaan Dhinacyadda Dhuusmareeb u jooga Dhisidda Maamulka Goboladda Dhexe Dalka.

Waxa ka soo kordha Halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories