HomeWararMidowga Yurub oo Soo Jeediyay in Loo Gurmado Qaxootiga Soomaalida Ee Ku...

Midowga Yurub oo Soo Jeediyay in Loo Gurmado Qaxootiga Soomaalida Ee Ku Sugan Jabuuti

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Warbixin lagu daabacay wakaalada wararka dalka Shiinaha ee Xinhua, ayaa algu sheegay in wadamada Midowga Yurub, ay soo jeediyeen in kaalmooyin cuno ah la gaarsiiyo Qaxooti ku jira xeryo kuyaala Gobolka Ali-Sabieh ee dalka Jabuti.

U jeedada dadaalka gargaarka ayaa lagu qeexay sidii sare loogu qaadi lahaa, nolosha qaxootiga ku jira xeryaha Gobolka Ali-Addeh.

Dalka Jabuuti, oo kamid ah wadamada geeska Africa, ayaa waxaa dadka ku nool lagu qiyaasaa 1 Million oo ruux, waxaana sidoo kale wadanka qeybo kamid ah kusoo dumay Qaxooti ka cararay wadanka ay dagalada sokeeye hareeyeen ee Somaliya.

Warbixinta ayaa sidoo kale shegeysa in 23,000 oo ruux ay gaarayaan qaxootiga la doonayo in gar gaarka la gaarsiiiyo kuwaasoo badankooda ka tagay dalka soomaaliya.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories