HomeWararWadaad soo jeediyay iney isku biiraan Al Shabab iyo Daacish oo Nairobi...

Wadaad soo jeediyay iney isku biiraan Al Shabab iyo Daacish oo Nairobi lagu xiray

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Ciidamadda  ammaanka dalka Kenya ayaa xiray wadaan caan ka ah Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya oo horay usoo jeediyay in ay isku biiraan Xarakada Shabab iyo dagaalamayaasha Dolwada Islaamiga. Wadaadka oo lagu magacaabo Sheikh Xasaan Xuseen, ayaa horay u jeediyay isku biiritaanka sanadkii 2013. Ciidanka dowlada Kenya, ayaa horay ugu eedeyay Sheikh Xasaan Xuseen, […]

- Advertisement -

Ciidamadda  ammaanka dalka Kenya ayaa xiray wadaan caan ka ah Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya oo horay usoo jeediyay in ay isku biiraan Xarakada Shabab iyo dagaalamayaasha Dolwada Islaamiga.

Wadaadka oo lagu magacaabo Sheikh Xasaan Xuseen, ayaa horay u jeediyay isku biiritaanka sanadkii 2013.

- Advertisement -

Ciidanka dowlada Kenya, ayaa horay ugu eedeyay Sheikh Xasaan Xuseen, oo kamid ah wadaada ugu caansan magaalada Nairobi, waxaana ay ku eedeysay in uu taageero Al Shabab.

Latest stories